Kaalmada dhaqaalaha
Use the menu below to learn about patient financial services:
In la ilaaliyo ballanqaadka Isbitaalka Northern Cochise Community Hospital ee beesha iyo hadafkeenna ah in la gaarsiiyo daryeel caafimaad oo gaar ah oo naxariis leh, adeegyo ayaa loo fidiyaa dhammaan bukaanada iyadoon loo eegin awooda ay wax ku bixin karaan. Markay ku haboon tahay, shaqaalaha NCCH ayaa go'aamin kara haddii xisaabta bukaanku u qalmo kaalmada dhaqaale. Macluumaad dheeraad ah oo hoose ka hel iyo wax u dhigma linkiyada siyaasadda, arjiga iyo macluumaad kaleba. Siyaasadda waxay nagu hagaysaa sida loo caawiyo bukaanada qaba waajibaadka dhaqaale ee lagu lahaa NCCH.